Raisul Wasaarihii hore ee Itoobiya & afhayeenka ONLF oo Addis ababa ku kulmay (Daawo Sawirro)

Afhayeenka Ururka ONLF Caddaani Hirmooge ayaa Magaalada Addis ababa kula kulmay Ra’isal Wasaarihii hore ee dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn. Kulanka labada masuul oo ahaa mid xasaasi ah ayaaney suuragal aheyn bilo ka hor iney kulan noocan ah yeeshaan. Faahfaahin badan lagama bixin kulanka labada masuul iyo waxyaabaha looga hadlay balse waxaa wejiyadooda ka muuqatay sida … Continue reading Raisul Wasaarihii hore ee Itoobiya & afhayeenka ONLF oo Addis ababa ku kulmay (Daawo Sawirro)